Amaano Quran Online oo Fursad Qaaliya u heysta Qurbo joogta Soomaaliyeed iyo Caruurtood

WhatsApp: +252634484123 Amaano Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka . Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba. Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool ee dhibka badani ka haysto tarbiyadda caruurta , … Continue reading Amaano Quran Online oo Fursad Qaaliya u heysta Qurbo joogta Soomaaliyeed iyo Caruurtood